Ganacsigu Ma Tartanbaa

0
400

Sattar Buksh oo u dhashay dalka Pakistan ayaa baar laga shaaho oo cuntooyinka fududna sameeya ka furtay magaalada Karachi. Sattar ayaa calaamadda ganacsigiisa ka dhigay magaciisa iyo sawirkiisa waxaana uu hutelkiisu u helay maarkiiba macmiil iyo dakhli aad u badan.

Arintaasi waxa aad uga cadhooday shirkadda Barafka Satar Buks kuwaasi oo maxkamadda ka soo dacwooyey iyagoo ku eedeeyay inuu calaamad ka dhigtay Logo ganacsi oo ay iyagu leeyihiin.  Maxakamddu markii ay mudddo socotay waxay soo saartay in Sattar Buksh oo calaamadda ganacsigiisa ka dhigtay magacsiisa iyo sawirkiisa taasin aanay jirin wax u diidyay.

 

Leave a Reply