Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland mudane Baashe Maxamed Faarax tacsi u diray mudane ka tirsana golahooda.
Xildhibaan ayaa Alle haw naxariiste lagu magacaabi jiray Cabdilqaadir Abshir Xasan oo ku geeriyooday wadanka Ingiriiska isaga oo mudo xanuun u jiifay
Halkan Ka Daawo