Wararka Dalka Dawladda Hoose Ee Borame Oo Magaaladaasi Ka Bilawday Olole Nadaafadeed. By admin - January 26, 2019 0 755 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Borame(Dawan)Dawladda Hoose Ee Borame Ayaa Magaaladaasi Ka Bilawday Olole Nadaafadeed, waxaana goobtaasi ku sugnaa Maayirka degmada Borame oo shacabka degmadasi baaq u diray.