Xildhibaanadda Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Cadaaladda Somaliland Iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta.

0
609

Hargeysa(Dawan)Xildhibaannada guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida ayaa kulan is xog waraysi ah la qaatay Wasiirka Cadaaladda Somaliland iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland, iyaga oo ka dhegeystay warbixin ay kaga hadlayaan wax qabadkii sannadkii hore iyo ka hadda socda iyo dhismaha shuruucda dalka.

 

Leave a Reply