Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Hay’adda ILO .

0
656

Hargeysa(Dawan)Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr.Gilani Saad iyo wafti uu hogaaminaayo oo ka socday hay’adda ILO oo kamida shanta hay’adood ee ku midoobay mashruuuca JPLG-ga .

Image may contain: 3 people, beard and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting and table

Image may contain: 5 people, people smiling, people sitting, suit and indoor

 

Leave a Reply