Iska Jir Xaasidnimada

0
2716

Xadiis uu Abuu Hurayrah (Rc) Warinaayo wuxuu yidhi: Nebigu (scw) Wuxuu yidhi: “ Iska ilaaliya malaha (malo awaalka) waana waxa been u weyne”. (Bukhaari & Muslim).  Xadiis kale oo uu Abuu Hurayra (Rc) Warinaayo wuxuu yidhi: Nebigu (scw) Wuxuu yidhi: “Iska Jira xaasidnimada, maxaa yeelay xaasidnimadu waxay u cuntaa xasanaadka sida dabku u cuno xaabada”. (Abuu Daawuud).

Leave a Reply