Xikmadaha

0
916
  • Haddii aad yaraysato waxa aad haysato, weligaa ma haysan doontid wax kugu filan.
  • U fikir sida boqorad oo kale, boqoraddu kama baqdaan guuldaro.
  • Guuldaraddu waa wado kale oo guusha lagu gaadho.
  • Dareenka awoodda leh waa tamarta guusha
  • Ma noqoneysid waxa aad rabto, waxaad noqoneysaa waxa aad aminsan tahay.
  • Isbedelka ugu weyn waa ta aad ku bedelayso dhaqankaaga xun
  • Badi La joogista dadka sare kuu qaadaya.
  • Meesha aanu jirin halgan ma jiro horumar.
  • Noqo mid ku mahad naqa inta uu haysto, waxaad Ku dhamaysan doontaa adigoo wax badan haysta.

Leave a Reply