War Deg Deg: Laba Caruur oo ku Dhintay Dab Ka Kacay Hoygay Ka Deganaayeen Hargeysa

0
739

Hargeysa-(Dawan)- Alle Haw Naxariistee Laba Caruura ayaa ku geeriyooday dab ka kacay hoyga ay ka deganaayeen magaalada Hargeysa gaar ahaan Xaafada Jameecada ee degmada Maxamuud Haybe.

 

Hoyga ay caruurtu  deganaayeen oo ka samaysanaa jiingad ayaa waxa uu u gurmaday ciidanka dab demiska Somaliland balse laguma guulaysan in la badbaadiyo caruurta , waxaana socda dadaal ay ciidanku ugu jiraan sidii ay u xakamayn lahayeen dhismaha guriga

 

lasoco Wixii Warar ah ee kasoo kordha.

Image may contain: 1 person, outdoor

Leave a Reply