Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka Sucuudiga oo Duqayn Ku Dilay 70 Faras + Sawiro

0
897

Sanca (Dawan) Diyaaradaha Dagaalka ee Sucuudiga ayaa duqayn ku dilay 70 Faras, 30 ay dhaawac , kadib markii saacadihii lasoo dhaafay ay weerar cirka ah ka fuliyeen caasimadda Yemen ee Sanca.

Telefishanka Almasiirah, ee dalka Yemen ayaa ku warramay in qof ka mid ah dadkii fardaha dhaqayay uu ku dhintay duqaynta, dad kalena ay dhaawacmeen.

Fardaha weerarka ku dhintay ayaa ku xeraysnaa goob lagu dhaqo oo ka mid ah Academiyadda Militari oo halkaas ku taala.

Image may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, people standing and horseImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: outdoorNo photo description available.No photo description available.Image may contain: outdoorNo photo description available.Image may contain: sky, outdoor and natureNo photo description available.Image may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, people sitting and outdoorImage may contain: outdoorNo photo description available.No photo description available.Image may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people and horseImage may contain: horse and outdoorImage may contain: horse and outdoorImage may contain: one or more people and outdoor

Leave a Reply