Fanaan u Dhashay waddanka Yemen kuna xidhna Magaalada Hargeysa oo Dib u Helay Xoriyadiisa

0
566

Hargeysa, (Dawan)  Fannaanka Saalax Carab, ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla Hargeysa oo uu in muddo ku xidhnaa.

Saalax Carab, ayaa sheegay in uu u mahad celinayo shacabka Somaliland balse aanu abaal u hayn Fannaaniinta Somaliland.

Laba fannaan oo kale oo lala xidhay ayaa weli xabsiga ku jira kuwaas oo u dhashay Somaliland balse fannaankan Saalax Carab ayaa u dhashay waddanka Yemen.

Leave a Reply