Somaliland — Tirada Dhimashada Xannuunka Covid-19 oo korodhay iyo Dadka uu soo Ritay

0
488

Hargeysa (Dawan) Hal qof ayaa ugu geeryooday xannuunka Covid-19 Somaliland, waxaana xanuunkan laga helay 6 qof oo kale.

Tiradda xannuunkan u naf weyday ayaa noqonaysa 5 qof, halka dadka uu ku dhacayna ay noqonayaan 40 qof.

qofka xanuunkan u dhintay ayaa dhowaan laga soo qaaday magaaladda Berbera.

Leave a Reply