Wasaaradda Cadaaladda Somaliland oo gaadhsiisay Xabsiga Wajaale Qalabka Cudura Safmareenka ah ee Covid-19

0
481

Tog-wajaale (Dawan) Wasaaradda Cadaaladda Somaliland ayaa gaadhsiisay xabsiga magaalo xuduudeeda Tog-wajaale Qalabka ka hortaga xannuunka Covid-19.

Waxaa taliyaha xabsiga la tusay agabkan iyo sida loo isticmaalayo.

Leave a Reply