Mid ka mida Masuuliyiinta xukuumadda Somaliland oo iska Baadhay xannuunka Covid-19 iyo wixii uu kala kulmay

0
506

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, ayaa sheegay in uu maray baadhis shaqsiyana oo la xidhiidha xannuunka safmareenka ah ee Covid-19 kadib markii uu kulan la qaatay mid ka mida wasiiradii hore looga helay xannuunkani.

Waxa uu caddeeyay In ay jawaabta u soo baxday ay noqotay “Negative”, bulshadana waxa uu ugu baaqay in ay is baadhaan si loo yareeeyo fiditaanka xannuunkani.

Sawirka gudoomiyaha gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed

Leave a Reply