Hargaysa: Safiirka Jabuuti Oo Somaliland Ugu Hanbalyeeyay Xuska 26 June

0
427

Hargaysa (Dawan): Danjiraha dawladda jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa xukuumadda, madaxda qaranka, iyo qaybaha kala duwan ee shacabka reer Somaliland ku hanbalyeeyay lixdan guuradda ka soo wareegtay markii Somaliland xornimadda ka qaadatay boqortooyadda Ingiriiska.

Dajire, Xuseen Cumar Kawaaliye, oo maanta warbaahinta kula hadlay caasimadda Somaliland ee Hargaysa, waxa uu sheegay in isagoo  ku hadlaya magaca madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti, ka xukuumadda Jabuuti iyo magaca shacab weynaha jamhuuriyadda Jabuuti, in ay ku hanbalyaynayaa qaranka, madaxda dawladda iyo shacabka Somaliland xuska maalinta qaran.

Daawo Dajire Kawaaliye Oo hanbalyadaas Diraya:

Dawannews.com/Hargaysa Office.

 

Leave a Reply