Qaar Ka Mida Dalagyada Ugu Badan Ee Ay Beeraleyda Dalkeenu Ku Tabcaan Iyo Waxtarkooda

0
921

Dhinaca kale ee qormadeenana todobaad kan waxaynu ku soo qaadan doonaa dalagyda ugu badan ee ay beertaan beeralaydu, siyaabaha loo hurumariyo iyo wax tarka tacabka beeraha. Beeralaydu marka ay sameeyaan dadaalka xagga beerashada waxa kale oo lagama maar maan ah in beertiisaa u helo horumarin, taas oo dhinacyo badan taabanysa.

Horu marinta beeraha iyo beeralayda waxa uu xilka saaran yahay dawlada siiba wasaaradda beeraha, tusaale ahaan wasaaradda beeraha ee Somaliland in kasta oo uu itaakeedu aanu ahayn mid sidaa u sii buuran hadadana waxa jira dadadlo badan oo muuqda kuwaas oo isugu jira tabaro loo sameeyo beeralayda, in laga caawiyo beerlayda dan’yarta ah xagga qodaalka beeraha wacyi-galin iyo kormeero joogta ah kuwaas oo ay masuuliyiinta wasaaradda beeruhu ku tagaan goobaha ay ku sugan yihiin dadka beeeralaydu iyagoo soo darsa hadba haahiyaha ay qabaan beeralaydu si ay wax uga qabtaan intii karaan kooda ah iyagoo la kaashada Hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin.

Wasaaradda beeraha Somaliland mudooyinkii u dambeeyay waxay waday dadaalo ay ky garab istaagayso dadka beeraleyada si ay bulshadooda ugu soo saaraan dalagyo tayo leh, waxaanay shaaca in dhawaan ay bilaabi doonaan olole ku saabsan sidii loo xoojin lahaa waxsoo saarbeeraha ee dalka, si dal ahaan aynu xagga cuntada iskaga filnaano, oo ay u yaraadaan cuntada dibada inooga timaadaa.

Gaba gabadiina maadaama oo ay beeruhu yihiin waxa wadamo badan oo fiqiir ahaa u badalay kuwo qani ah, taasi waxay muujinaysaa qiimaha ay beeruhu u leeyihiin dadka iyo dalkaba, taasina waa talaabo dalka u hor seedi karta horumar.qormadeenana  todobaad kan waxaynu ku soo qaadan doonaa dalagyda ugu badan ee ay beertaan beeralaydu, siyaabaha loo hurumariyo iyo wax tarka tacabka beeraha. Beeralaydu marka ay sameeyaan dadaalka xagga beerashada waxa kale oo lagama maar maan ah in beertiisaa u helo horumarin, taas oo dhinacyo badan taabanysa.

 

Horu marinta beeraha iyo beeralayda waxa uu xilka saaran yahay dawlada siiba wasaaradda beeraha, tusaale ahaan wasaaradda beeraha ee Somaliland in kasta oo uu itaakeedu aanu ahayn mid sidaa u sii buuran hadadana waxa jira dadadlo badan oo muuqda kuwaas oo isugu jira tabaro loo sameeyo beeralayda, in laga caawiyo beerlayda dan’yarta ah xagga qodaalka beeraha wacyi-galin iyo kormeero joogta ah kuwaas oo ay masuuliyiinta wasaaradda beeruhu ku tagaan goobaha ay ku sugan yihiin dadka beeeralaydu iyagoo soo darsa hadba haahiyaha ay qabaan beeralaydu si ay wax uga qabtaan intii karaan kooda ah iyagoo la kaashada Hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin.

Wasaaradda beeraha Somaliland mudooyinkii u dambeeyay waxay waday dadaalo ay ky garab istaagayso dadka beeraleyada si ay bulshadooda ugu soo saaraan dalagyo tayo leh, waxaanay shaaca in dhawaan ay bilaabi doonaan olole ku saabsan sidii loo xoojin lahaa waxsoo saarbeeraha ee dalka, si dal ahaan aynu xagga cuntada iskaga filnaano, oo ay u yaraadaan cuntada dibada inooga timaadaa.

Gaba gabadiina maadaama oo ay beeruhu yihiin waxa wadamo badan oo fiqiir ahaa u badalay kuwo qani ah, taasi waxay muujinaysaa qiimaha ay beeruhu u leeyihiin dadka iyo dalkaba, taasina waa talaabo dalka u hor seedi karta horumar.

 

Leave a Reply