Sharka Madax ha u Noqon

0
582
  • Haddii aad doonto Khayrka minjo u noqo, laakiin sharka madaxa ha u noqon.
  • Maalin aad sida libaaxa u noolaato ayaa ka wanaagsan boqol sano oo aad sida gorayada u noolaato.
  • Dadka xiqdiga iyo calool xumada badan u noqon sida geedka timirta ah ee marka dhagax lagu tuuro timir macaan soo daadiya.
  • Immisuu lacag iyo hanti ururiyey nin aan calfanayn, immisaa qof cunay xoolo iyo hanti aanu ku hawshoon.
  • La fadhiiso dadka caqliga badan, xitaa haddii ay yihiin cadawgaaga, waayo caqligu caqliga ayuu la hadlaa.
  • Badanaa walaal aanay hooyadaa dhalin.

Leave a Reply