Nolosha Farxadda Leh!

0
781

Maaha lacagta iyo maalka mid qofka ku abuurta farxada joogto ah, laakiin lacagtu waxay fududaysaa inaad si madax banaan u iibsato hadba waxa aad rabto. Farxaduse waxay timaadaa marka aad noloshaada ku qaadato hawl aad xiisaynayaso.

Waxa dunida maanta hafiyay maalqabeeno aan werwer seexanayn.  Iyo sabool haddana jooga farxad halkii ugu saraysay. Ujeedaduna waxa weeyi inaad noqoto qof farxasan adigoon lacag haysan, laakiin waa marka aad  raacdo dariiqa saxda ah ee nolosha fududeeya ee Islaamka.

 

Leave a Reply