Dhaqanada Xun Ee Istuska Iyo Faanka

0
692

Xanuunada Ruuxada ku dhaca way badan yihiin waxaana ka mid ah istusnimada iyo inuu qofku jeclaado inuu caan noqdo oo amaan badan helo.

Rasuulka Allah (scw) ayaa yidhi “ Camalka yar ee istuska ahi waa sharki, ka colaadinaya Awliyada Allah wuxu Allah (sw) ugu soo banbaxay dagaal. Allaha(sw) wuxu jecel yahay kuwa wanaagsan ee ka cabsada ee qarsoon. Kuwa hadii ay maqan yihiin aan la tebin, haddii ay yimaadaana aan la garan. Qalbiyadoodu waa sida faynuusyada oo kale oo meel kasta ka saaraya mugdiga”   Islaamku wuu neceb yahay istusnimada.

Rasuulka ayaa xadiis kale ku yidhi :” Diintaada ka dhig mid daacad ah waxa kugu filaan doona camal yar” . Waxa loo baahan camal kasta oo la qabanayo in Allah(sw) dartiis loo qabto.

 

 

 

Leave a Reply