Qaanuun Nolosha Cidhiidhi Ka Dhigay!

0
516

Shuruucda iyo qawaaniinta ay dejiyaan Aadamigu ayaa ah kuwo nolosha dadka geliya cidhiidhi oo mararka qaarkood qofka sameeyay ay gaadhsiinayso in la dilo in kasta oo arinka uu sameeyay uu iska fudud yahay.

Tusaal ahaan Sharciga dalka Hindiya ma ogola in la dilo Jiirka haddii aan ogolaansho laga haysan xukuumadda.

Dalka Kuriyada waqooyina ma isticmaali kartid Internetka haddii aanad fasax ka qaadan dawladda.  Dalka Kamaruun waxa mamnuuca ah in Tv-ga la daawado wixii ka danbeeya 6 subaxnimo.

Maraykanka Haddii gabadhu shido Mobilka ninkeeda waa denbi lagu ciqaabayo sharciga gobolka Montana State ee dalka Maraykanka.

Haddii aanad dhergin ma bixinaysid wax lacag ah huteelada ku yaala Denmarka. Sharciga Japan ayaan isna ogolayn in la cabo dareere xata biyaha marka qofku gaadhiga wado.  Sidoo kale Haddii miisaankaagu bato waxaad leedahay ciqaab dalka Japan

Holand Gabadhaada ayaa magaca kaa bedeli karta mana diidi kartid. . Dalka Koonfur Africa gabadhaada aya maxkamada ka codsan karta inay doonayso inay ogaato mar kasta halkaad joogto, taasina waxay maxkamadu kugu xukumaysa in lugta lagaaga xidho qalab ay la socon karto wakhti kasta iyo weliba halka aad joogto.

Leave a Reply