Qodobada Xudunta u Ah Shirkii Saax-dheer ee Beelaha Hagar Iyo Hayaag

0
823

Saax-dheer (Dawan)  Shirkii nabadeynta ee beelaha walaalaha ah ee Hagar iyo Hayaag, kaas oo gogoshiisa la dhigay magaalada Saax-dheer, ayaa is araggii hore waxaa la isla qaatay oo la go’aamiyay in labada beelood ay iyagu iskood u wada xaajoodaan una wada hadlaan, islamarkaana wixii ay dhexdooda ku dhamaysan waayaan loo soo celiyo ergooyinka nabadeynta iyo madaxda dhaqanka oo go’aaminta marjaca ah leh.

Sidaasi darteed muuqaalkan oo ah kii lagu soo bandhigay kulankii labada beelood ay ku heshiiyeen iyo sidoo kale go’aamada dhaxal reebka ah ee ay soo saareen madaxda dhaqanka ee madasha isugu tagtay.

Qodobada ay labada beelood ka heshiiyeen

1 Nabadgeliyada 2 Dhiiga 3 Dhaawaca 4 Deegaanka

Halkan ka Daawo

Leave a Reply