Deg Degg : Wasaaradda Isgaadhiinta oo Hakisay soo dejinta Qalabka Isgaadhsiinta

0
530

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda Isgaadhiinta iyo teknoolajiyaddsa Somaliland ayaa hakisay soo dejinta Qalabka Isgaadhsiinta.

Waxa sidan lagu sheegay war qoraala oo ka soo baxay xarunta wasaaradda isgaadhsiinta, oo soo gaadhay xafiiska warqabadka mareegta Dawan.

Wasaaradda Isgaadhiinta ayaa Hakisay soo dejinta Qalabka Isgaadhsiinta.

 

 

Leave a Reply