Drs Edna Aadan Oo Ka Hadashay Muhiimadda Qabsoomidda Doorashooyinka

0
389

Hargaysa (Dawan): Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa ka hadashay muhiimadda ay leeyihiin in dalka laga qabto doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo deegaanka ee Somaliland.

Waxaanay sheegtay in qabsoomidda doorashooyinku wax badan u soo kordhinayaan hanaanka dimoqraadiyadda Somaliland.
Des. Edna, oo maanta warbaahinta la hadashay ayaa ku boorisay shacabka reer Somaliland in ay sidii ay doorashooyinka soo socda uga qayb qaataan sidii kuwii hore dalka uga qabsoomay.

Daawo: Drs. Edna Oo Arrimahaas Ka Hadlaysa:


Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply