Go’aan Wada Jira oo Ay soo Saareen Golayaasha Guurtidda iyo Wakiilladda Somaliland

0
523

Hargeysa (Dawam) Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, (Guurtida iyo Wakiillada ) ayaa go’aan wada jir ah ka soo saaray Qaraar ay maxkamadda sare sheegtay inay ku laashay Xeerka nidaamka garsoorka Somaliland.

Dhawaan ayay aheyd markii ay Maxkamadda sare ee Somaliland, ay laashay Kaabis iyo wax ka beddel lagu sameeyey Xeerka nidaamka garsoorka dalka, kaas oo ay cabasho ka soo gudbiyeen madaxda Maxkamaddaha Rafcaanku.

Qararkan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Mareegta Dawan ayaa u dhigna sidan:

Leave a Reply