Akhri: Nuxurka Go’aan ka soo Baxay Culimada Gobolka Togdheer

0
411

Burco (Dawan) Culimada gobolka Togdheer ayaa go’aamo ka soo saaray, hannaanka ay u shaqeeyaan xarumaha dadka lagu Qur’aan saaro ee ku yaala gobolka Togdheer.

Sidoo kale culimadu waxaa ay bayaankooda ku sheegeen in ukuurgelis dhinaca diinta ay ku sameeyeen nidaamka shaqo ee xarumaha Cilaajyada, waxaanay tilmaameen in loo baahan yahay in la saxo khaladaad diineed oo ay tilmaameen in  ay ka jiraan goobahaasi.

Bayaankan ay culimada gobolka Togdheer sida wada jirka ah u soo saareen oo ka koobna sideed qodob oo soo gaadhay xafiiska warqabka ee Wargeyska Dawan ayaa u dhignaa sidan:

Leave a Reply