Wasiirka Warfaafinta oo ka waramay dedaalka Xukuumaddu gelisay Shirka nabadeynta Adhicadeeye

0
426

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa ka waramay dedaalka ay Xukuumaddu gelisay gogosha nabadeynta colaaddii ehliga ahayd ee ka dhacday deegaanka Adhicadeeye.

Wasiirka oo hadal ka jeediyey madasha shirka, ayaa tilmaamay ahmiyada ay nabad-gelyada iyo walaalnimada bulshooyinku u leedahay qaranka iyo qof kasta oo aadaame ah.

Halkan ka Daawo Khudbada Wasiirka:

Leave a Reply