Xukuumadda Somaliland oo Dadka uu Hayo Xannuunka Dhimirku u Sameysay Sanduuq Dhaqaale

0
638

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in  ay sameeyeen sannadkan sanduuq gaar u ah dadka dhimirka wax ka qaba, kaas oo uu tilmaamay in ay guddi gaar ahi maamuleyso, lacagtiisuna ay ka soo baxayso kiilo kasta oo yimada kastamka Kalabaydh kaas oo loogu daray laba boqol oo shilin.

Leave a Reply