Isbedelka Dhaqaale Ee Dunida

0
930
  • Shirkadda Apple waxa maalgeliyay saddexda nine ee Steve Jobs Steve Wozniak, and Ronald Wayne in April sanadkii 1976, waxaana lagu asaasay dalka Maraykanka California. Hawlaha ay qabataana waa hawlaha Computerka iyo electroonada. Haddaba sanadkaasi la asaasay ayuu nin ka shirkadda Appel kaga shaqayn jiray sheer uu ka darsaday oo ah 10%, in hantida uu ku darsaday ay dhamayd $ 800. Laakiin maanta wuxu taagan yahay sheerkiisu 58 Bilion oo doller welina sheerkiisa shirkadda 10%.
  • Waxa la sheegay in qosolka laga maqlo musalsalada Komodie la duubay qarnigii

 

tegay sida awgeed dadka qoslayaa badankoodu way dhinteen.

  • Dalka Faransiiska tirada dadkiisa ayaa gaadha 60 malyuun oo qof, laakiin dadka sanadkii dalxiiska ku booqdaa way ka badan yihiin dadka ku nool.
  • Carabku waa xubinta ugu adag jidhka dadka. Dunida waxa lagaga hadlaa 2700 luqadood oo kala duwan badankooduna waa qaaradda Aasiya.
  • Dukhsigu wuxu guriga ku noolaankaraa 14 maalmood keliya.

Leave a Reply