Xukuumadda Somaliland oo Mashaariic Dhismeed ka Helisay Cashuurta Muwaadinka

0
375

Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa cashuurta dadweynaha ka hirgelisay cashuurta muwaadinka.

Xukuumaddu waxaa ay ku guuleysayay in cashuurta muwaadiniinta laga qaado dib loogu celiyo, iyada oo xarumo dawladdeed loogu dhisayo.

Haddaba wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guriyeyntu waxa ay dhisme xafiisyo cusub u hirgalisay wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska, kaas oo naqshadiis, ilaalintiisa tayo dhismeed iyo hirgalintiisaba leedahay wasaaradda hawlaha guud, dhulka Iyo guryeynta JSL.

Waa xafiisyada dawladeed ee Quruxda iyo bilicda soo kordhiyey kaas oo ay ku shaqeyn doonaan, waxaana lsgu soo kordhiyey xarunta dhexe ee Hargeisa ee wasaaradda waxbarashada ku leedahay, waana dhisme dabaq sh isagoo dhawaana xadhiga laga jari doono.

 

Leave a Reply