Xuquuqda Islaamka Iyo Bulshada

0
473

Islaamku waxa uu u arkaa aadamiga guud ahaan mid Ilaahay karaameeyay iyadoo Allah (sw) Quraanka ku cadeeyay.  Rasuulka Allah (scw) ayaa khudbadiisii ugu danbaysay ee xajatul wadaac ku cadeeyay xuquuqda aadamiga ee uu sharciga Islaamku siiyay . Waxaana uu xadiis ku  yidhi:

“Dadyahow Ilaahiinu waa mid, Aabihiin waa mid (Aadam) nin carbeed wax ma dheeraa nin aan carab ahayn, nin aan carab ahayn waxba ma dheera nin carab ah, nin cas waxba ma dheeraa nin madow, nin madoobina waxba ma dheera nin cas, cabsida Ilaahay mooyee” Xadiis saxeexa Werin Dabaraani.

Leave a Reply