Dhaxalkii Cadaaladda Ku Dhamaaday

0
485

Dalka Falastiin oday hantiile ah oo 70 sano jiray isla markaana 8 Caruur ayay islaantiisa oo 60 jir ahayd dhimatay. Islaantu iyada ayaa xanaanyn jirtay oo ilaalin jirtay odayga.

Odayga ayaa caruurtiisa oo u sheegay inuu rabo inuu guursado mar hadii ay ka dhimatay hooyadood, si uu u helo xanaano, laakiin caruurta ayaa diiday iyagoo ka cabsi qabay in hantida ay la qaybsan doonaan kuwa ay dhasho gabadha kale.

Caruurtiisa u diiday inuu guursado mar kasta mid ayaa dhimanaya, ilaa ay markii danbe dhamantood wada dhinteen isagoo nool.

Odayga aya ku  guursday da’ada 80 sano, waxaana uu dhalay 10 caruur ah isagoo ku dhintay da’da 120 sano oo weliba xoog ah oo maskxadiisu aanay is bedelin.

Hantidii dhamaanteed waxa dhaxlay kuwii danbe iyadoo bahda hore aanay jirin waxa ka nooli. Allah ayaa og sida dhimishada loogu kala horaynayo. Haka fekerin in kuwa aad dhaxalkooda leedahay ay kaa hor dhiamanayaan.    ( Source Al-wadan)

Leave a Reply