Xaasadka, Malaha Iyo Beenta!

0
605

Saxaabiga Abuu Hurayra (Rc) oo xadiiskan ka weriyay Nebiga (scw) ayaa yidhi, Rasuulka Allah (scw) waxa uu yidhi: “ Iska Jira xaasidnimada, maxaa yeelay xaasidnimadu waxa ay u cuntaa xasanaadka (Wanaagyada) sida dabku u cuno xaabada. (Abuu Daawuud).

Xadiis kale oo uu Abuu Hurayrah (Rc) Warinaayo waxa uu yidhi: In Nebigu (scw) uu yidhi: “ Iska ilaaliya malaha (malo awaalka) waana waxa been u weyne”. (Bukhaari & Muslim).

Leave a Reply