Wararka Dalka Nuxurka Fariin Ururka SOLJA u Diray Warbaahinta Dalka By Khadar Maxamed - February 27, 2021 0 624 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan( Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ku booriyey Suxufiyiinta Somaliland in ay fogaadaan dhacdo kasta oo ku saabsan Arrimaha Ciidamada.