Dadwenaha Caasimada Hargeysa Oo Soo Dhaweeyay Khudbadii Madaxweynah JSL.

0
551

Hargeysa (Dawan) – Qaar ka mida dadweynahaha ku nool caasimada Hargeysa oo u waramaaya wakaaladda wararka Somaliland SOLNA, ayaa soo dhaweeyay khudbadaas oo uu madaxweynuhu dhinacyo kala duwan kaga hadlay waxay ka dareen celiyay khudbadii distooriga ahayd ee uu shalay madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ka hor jeediyay fadhigii labada aqal ee guurtida iyo wakiillada.

Dadweynahani waxa kale oo ay xuseen in khudbadaasi ahayd mid uu madaxweyuhu kaga hadlay arrimo taabanaaya noloshooda, daaladdaha ka duwan ee dalku maraayo iyo arrimihii u qabsoomay xukuumaddiisa mudooyinkii u dambeeyay.

Leave a Reply