Dunida Ayuu Caan Ka Noqday, Isagoo Waalan!

0
369

Dad badan oo caan dunida ka noqday oo ahaa boqoro, madaxweynayaal, hal abuuro iyo qorayaal laakiin haddana ahaa dad waalan.

Kuwaasi waxa ka mid ah qoraaga Maraykanka ah ee ku guulasytay billadda Nobel ee dhinaca suugaanta, sanadkii 1954, kaas oo lagu magacaabii jiray Ernest Hemingway. Wuxu ka mid yahay qorayaasha caanka ee riwaayadaha iyo sheekooyinka ee dalka Maraykanka iyo dunida dhamaanteed.

Ernest Hemingway wuxuu ahaa nin caadaystay mukhaadraadka Ugu danbayntiina isagoo caan ah uu dhintay xabad qorigiisa ka dhacday oo uu isku dhuftay. Waxaana la sheegay inay sidan isu dileen una dhinteen Aabihii, walaalkii iyo walaashii kuwaas oo dhamaantood nafta iska jaray. Iyagoo xanuunka waalida oo la iska dhaxl qabay. Waxaana la sheegay inuu ahaa nin waalan laakiin haddana uu dunida caan ka noqday.

 

Leave a Reply