Wasaaradda Beeraha oo Bilowday Qaybinta Siidh Bilaasha

0
387

Hargeusa (Dawan) Wasaaradda horumarinta beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta bilowday  qaybinta siidhka ama abuurka waddaniga ah ee gobolada Maroodijeex, Sanaag iyo Buuhoodle.

Siidhkan beeralayda loo qaybinayo ayaa ah mid lacag la’aan ah, iyada oo ujeedada u weyn ee laga leeyahay ay tahay sidii wax-soo-saarka beeralyda kor loogu qaadilaha.

Sidoo kale waxaa abuurkani dib u soo celinta tayadii siidhkii asal ahaan ay lahaan jirtay bulshada reer Somaliland.

 

Leave a Reply