Dhallinyaro Bilaabay kor u qaadida Bilicda Magaalada Burco

0
670
Burco-(Dawan)- Magaalada Burco waxa ka bilaabmay saaka olole iskaa wax u qabso ah oo lagu qurxinayo goobaha muhiimka ah ee magaalada.
dhallinyarada hal abuurka farshaxanka leh ayaa quruxinaaya goobaha muhiimka u ah magaalada kuwaasi oo garab ka helayaa dawladda hoose ee degmada.
doorashooyinkii dhawaanka ka dhacay dalka ayaa muuqda kuwa dib usoo noolaynayaa rajadda magaalooyinka iyo degmooyinka dalka oo ay shacabku ka cabanayeen wax qabad la’aan maayiradii hore ah

Leave a Reply