” Sheekhu maaha in misaajid nadiifa………” Sheekh Dirir

0
479

Hargeysa_(Dawan) Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir oo ka mid ah Culimadda Somaliland ee qayb ka ahaa olalaha naafadda dooxa weyne ee Hargeysa ayaa Culimada dalka ugu baaqay in ay qayb ka qaatan olale kasta oo lagu nadiifinaayo dalka .

” Sheekhu maaha in misaajid nadiifa iyo goob nadiifa uun uu suge waa inuu doorkiisa ka qaataa , waana mahadsan yihin maamulka dawladda hoose “. ayuu yidhi
olalaha ayaa waxa ka qayb ahaa culimada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimadda Hargeysa

Leave a Reply