Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka falceliyay kufsiga iyo dilka loo geystay Hinda Cumar

0
380

Hargeysa (Dawan) Xafiiska Xuquuqul Insaanka Qaranka Somaliland,   ayaa qoraal ay ku baahiyeen barta twitter-ka ku sheegay inay ka xun yihiin kufsi iyo dil loo geystay Hinda Cumar.

Gabadha la kufsaday kadibna la dilay ayaa markii ay masiibadan ku dhacaysay waxa ay saarnayd basaska dadweynaha.

Xafiiska xuquuqal iinsaanka  ayaa walaac ka muujiyay falalka kufsiga ee sii kordhaya,  waxanay sheegeen  in Somaliland ay aad ugu yar tahay wacyigelinta la xidhiidhta kufsiga, sidoo kalena waxa ay xuseen  in aanay jirin isla xisaabtan dhab ah.

May be a Twitter screenshot of text that says 'Human Rights Centre Somalila... @hrcsomaliland We are saddened to report the death of Hinda Omar on a bus service at Mohammed Mooge. Sadly, Hinda Omar the rape victim, passed away from her injuries. 10:57 AM Jul 14, 2021 8 1 Copy link to Tweet'

Leave a Reply