Maayirada 23 Degmo oo Tababar looga Furay magaalada Hargeysa

0
613

Hargeysa (Dawan) Maayirada 23 degmo ayaa waxa magaalada Hargeysa uga furmay tobbabar ku saabsa sida loogu dooddo looguna ololeeyo danaha dowlada Hoose, (Lobby and advocacy strategy).

Degmooyinkan maayiradooda tobabarka loo qabtay ayaa ka tirsan ururka ay ku midaysan yihiin dawladdaha hoose ee loo yaqaan ALGASAL.

Tabobarkan oo noociisu yahay kii u horeeyay ee maayirada dalka loo qabto ayaa waxa furay wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Naasir Caydiid.

May be an image of 2 people, people standing and textMay be an image of 2 people, people standing and text

May be an image of 1 person, indoor and text

May be an image of 2 people, people standing and headscarf

May be an image of 2 people, people standing and indoor

 

Leave a Reply