Hargeysa (Dawan) Jaamacadda Hargeysa ayaa sheegtay in sannadkan hablaha isu diiwaan geliyay jaamacadaasi ay ka badan yihiin tirada wiilsha.
Suudi aayaa sheegay in 1,980 ardey ayaa u fadhiistay imtixaanka, iyada oo 1,035 ay yihiin hablo, halka 945 ay yihiin rag.
Madaxa imtixaanaadka jaamacadaas Cabdirashiid Gaaxnuug xusay ardaydaasi ay maanta u fadhiistay imtixaankii ay jaamacaddaa ku galilahaayeen, iyadoo tirada soo baxdaana ay bilaabi doonaan 11-ka kuliyadood oo jaamacadaasi bixiso.