Tirada Hablaha oo ka Badatay Wiilasha Jaamacadaha dalka wax-ka-barta

0
325

Hargeysa (Dawan) Jaamacadda Hargeysa ayaa sheegtay in sannadkan hablaha isu diiwaan geliyay jaamacadaasi ay ka badan yihiin tirada wiilsha.

Suudi aayaa sheegay in 1,980 ardey ayaa u fadhiistay imtixaanka, iyada oo 1,035 ay yihiin hablo, halka 945 ay yihiin rag.

Madaxa imtixaanaadka jaamacadaas Cabdirashiid Gaaxnuug xusay ardaydaasi ay maanta u fadhiistay imtixaankii ay jaamacaddaa ku galilahaayeen, iyadoo  tirada soo baxdaana ay bilaabi doonaan 11-ka kuliyadood oo jaamacadaasi bixiso.

May be an image of one or more people and people standing

May be an image of one or more people and people standing

May be an image of one or more people and people standingMay be an image of one or more people and indoorMay be an image of one or more people and indoor

Leave a Reply