Wasiir Hore oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa

0
287

Hargeysa (Dawan) Siyaasi Cabdillaahi Cali Ibraahin ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Marxuunku wuxuu hore u soo qabtay xilka wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Somaliland.

Marxuunku wuxuu ka mid ahaa siyaasiyiin dhawaan sheegay in ay ka biyo diideen siyaasadda xisbiga Kulmiye, kuwaas oo ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.

Leave a Reply