Ximadaha Maanta

0
1015
  • Hadaad jeceshay nolosha, ilaali wakhtiga waayo isaga ayay noloshu ka samaysantay
  • Qudhaanjadu Sokorta iyo Milixda isku jira, waxay ka gurataa sonkorta keliya. Dooro la socodka dadka wanaagsansi noloshu macaan kuugu noqoto.
  • Marnaba ha isku mashquulin dadka dhinacaaga danbe ka hadla, sababtoo ah waxay cadeyn u tahay inaad ka guulaysatay oo aad dhaaftay.
  • Weliga Qofna ha ku nicin nabar jidhkiisa ku yaalla sababtoo  ma sheegayso akhlaaqdiisa waxase ay cadaynaysaa inuu shil ka badbaaday.
  • Qof kasta oo xil qabta wuu tegayaa, mansabkana wuu dhaafaya hamigaagu ha ahaado gaadhida Guusha.
  • Muhiim ma aha in laguu sacab tumo markaad timaado waxa muhiim ah in lagu xusuusto markaad tagto.

Leave a Reply