Wasaaradda isgaadhsiinta iyo  shirkadaha xadhiga Faber Optic-ga ayaa hirgeliyay heshiis ay wada gaadheen

0
382

Hargeysa (Dawan) War-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland, ayaa lagu sheegay in uu hirgalay heshiis dhexmaray dawladda Somaliland iyo iyo shirkadaha xadhiga Faber Optic-ga

War-murtiyeedkan oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska mareegta wargeysyada Dawan ayaa u dhigna sidan.

Leave a Reply