Warbixin ku Saabsan Xadhiga 15 Suxufi oo ku xidhan xarunta Danbi Baadhista, Hargeysa.

0
233

Hargeysa (Dawan) Komishanka xuquuqda Aadamaha Qaranka oo waraysi la yeeshay saxafiyiintaas waxay u xaqijiyeen in si wanaagsan ula dhaqmeen ciidamada kala duwan ee gacanta ku haya.

Sidoo kale waxay komishanka u sheegeen in aanay jirin wax yaabo xadgudub ah oo ay cidanku kula kaceen muddadii ay xarunta ku xidhnaayeen, in kastoo ay komishanka u sheegeen inay cidhiidh tahay goobta ay ku xidhan yihiin una baqayaan xaaladdooda caafimad.

Waxa kale kulan uu komishanku la yeeshay taliyaha xarunta Danbi Baadhista wuxuu u yaqiijiyey in loo ogolaandoono booqashada eheladooda iyo qareenadooda.

Warbixin ku Saabsan Xadhiga 15 Suxufi oo ku xidhan xarunta Danbi Baadhista, Hargeysa.

 

 

Leave a Reply