Banii’Adamku ma Dhergo!

0
635

Ibn Cabbaas iyo Anas ibnu Maalik (Rc) waxaa laga soo xigtay in Nebiga (SCW) yidhi: “ Banii Aadamku hadduu helo webi dahab ah, wuxuu jeclaan lahaa inuu labo yeesho, afkiisana (damaciisa) waxaa kaliya oo buuxin kara waa ciidda qabriga (taasi waa markuu dhinto) Allana waa ka toobad aqbalayaa kii toobad keena”. (Muslim)

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here