Bulshada Gacanta Ku Haysa Ganacsiga Caalamka!

0
343

Qoyska Rothschild family waa qoys asalkiisu ka soo jeedo Yuhuudda Jarmalka, magaca  Rothschild wuxu ka taagan yahay Difaacii casaa. Waxaana ku asaasay qarnigii 16aad Isak Acnan magaalada Frankfort.   Waxaana uu ka ganacsan jirya lacagta.  Sanadkii 1821 ayuu shantii wiil  ee uu dhalay u kala diray shan dal oo Yurub ah oo mid kastaa wakiil uga noqday isagoo si adgana isugu xidhay. Waxay is waydaarsan jireen warbixinaha iyo waayo aragnimada taasi oo keentay inay si dhakhso u noqdaan maalqabeeno. Waxaana caado u ah in aanay guursan gabadh aan Yuhuud ahayn. Qoyskan ayaa gacanta ku  haya hantida dunida taalla kala badh.

Waa qoyskii ka danbeeyay heshiiska Balfort kaasi oo Ingiriisku ku wareejiyay Yuhuudda dhulkii Falastiin ee uu gumaysan jiray ka dib markii ay Ingriiska siiyeen lacag dayn ah, oo kaga bedeshay dhulkaasi. Waxay qosykani gacanta ku  hayaan kala badha dahabka yaalla suuqyada dunida sidaasi awgeedna iyaga haga suuqyada ganacsiga dahabka ee dunida.  Waxaan hantidooda balaadhiyay iyagoo saamayn weyn ku leh dhamaan xukuumadaha Yurub ka dhisan iyagoo ah kuwa sameeya. Waxa kale oo ay wakhtigan gacanta ku hayaan bangiyo iyo weliba Warbaahinta Maraykanka, waxaana ka mid ah Telefishianka CNN. (wikipedia.org)

 

 

 

 

Leave a Reply