Sadaqada Iyo Xanaanayta Agoonka

0
553

Xadiis ayuu Rasuulka Allah ku yidhi :” Janada wax ka mid ah guri la yidhaado Guriga farxadda, mana gelayo gurigaasi qof aan agoon ka farxin”

Xadiis:” Qofkii kafaala qaata agoon muslmiinta ka mid ah ilaa uu isku filaanayo, kaasi Janno ayaa u waajibtay” .

Leave a Reply