Adkaysig Iyo Hamiga Sare !

0
634

Dad badan ayaa waayadii hore iyo dunida cusub si adag ku noqday maalqabeen, iyagoo soo maray wakhti adag iyo marxalado kala duwan. Laakiin haddana waxa jira dad si fudud oo dhib yar oo cajiib ah ku gaadhay taajirnimada. Waxa ay adeegsadeen Maskax iyo sababo macquul ah waxaana ay muddo kooban ku noqday maalqabeeno iyagoon filayn xataa arintaasi.

 

Sannadkii 2009, laba walaalo ah, oo lagu magacaabo Mike iyo Guy, ayaa bilaabay inay hilibka digaaga ku iibiyaan meel baarkin ah oo baabuurta la dhigo kuna taalla dalka Maraykanka.  Qiimaha ay ku iibiyeen ayaa dhamaa $ 1.49 halkii Rodol. Qiimhaasi ayaa ahaa mid aad uga hooseeya qiimaha dalka guud ahaan lagu iibiyo waxase ay ku xidheen in qofku iibsado ugu yaraan  40 Rodol.

Walaalahan ayaa muddo yar gudaheed awood u yeeshay inay furan dukaan aad u weyn oo ka ganacsada hilibka Digaaga, iyagoo sameeyay lacago malaayiin doller ah. Waxa kale oo ay shaqaaleeyeen 80 qof oo xaruntooda ka sheqeeya.  Arrimaha caawiyay wax aka mid aha iyagoo dukaamada iyo goobaha laga cunteeyo ay aad uga iibsadeen

Leave a Reply