12-ka Kooxood ee ugu Wanaagsan Dunida & Xiddigaha ay Koox Weliba Haysato

0
324

Xiddigaha ay ku dagaal-gelayaan 12ka kooxood ee ugu waaweyn qaaradda Yurub xilli ciyaareedka 2022-23 ayaa lasoo saaray, waxaana uu qof walbaa ka dheehan karayaa, kana  qiyaas qaadanayaa halka ay kooxdiisu ka geli karayso horyaallada maxalliga ah iyo kuwa Yurub intaba.

Min horyaalka Premier League, LaLiga, Serie A, Bundesliga illaa Ligue 1, waxa laga soo xulay kooxaha ugu waaweyn ee tartameyaashooda dhabta ah, kuwaas oo ay tirada ugu badan ku leeyihiin naadiyada horyaalka Premier League oo lix kooxood oo adag ay hadda fagaareyaasha ku jiraan, halkii ay hore uga ahaan jireen afar naadi oo waaweyn.

Xilli-ciyaareedka foodda inagu soo haya oo la filayo inuu noqdo mid aad uga adag sidii hore, maadaama ay inta badan kooxuhu sameeyeen saxeextyo waaweyn oo ay si adag isku dhiseen, waxa aad halkan kaga bogon kartaa xiddigaha ay koox walba haysato ee ay ku dagaal-gelayso.

Arsenal ayaa kaalinta 12aad kaga jirta liiska kooxahan, halka Manchester City ay ku jirto booska koowaad oo ay tahay kooxda ugu adag ee safka ugu fiican haysata.

Waa tan qiimaynta 12ka kooxood ee ugu waaweyn horyaalada Yurub iyo xiddigaha ay haystaan

  1. Arsenal

Goolhayeyaal: Aaron Ramsdale, Bernd Leno

Difaacyahanno: Kieran Tierney, Gabriel, Ben White, Takehiro Tomiyasu, Hector Bellerin, Nuno Tavares

Khadka dhexe: Martin Odegaard, Emile Smith Rowe, Fabio Vieira, Thomas (Partey), Granit Xhaka

Weerarka: Bukayo Saka, Gabriel Martinelli, Gabriel Jesus, Eddie Nketiah

  1. Inter Milan

Goolhayeyaal:  Samir Handanovic, Andre Onana

Difaaca: Milan Skriniar, Alessandro Bastoni, Stefan de Vrij, Mateo Darmian, Dalbert, Denzel Dumfries

Khadka dhexe: Nicolo Barella, Marcelo Brozovic, Hakan Calhanoglu, Robin Gosens, Henrikh Mkhitaryan

Weerarka: Joaquin Correa, Alexis Sanchez, Romelu Lukaku, Lautaro Martinez, Edin Dzeko

  1. Manchester United

Goolhayeyaal: David De Gea

Difaaca: Raphael Varane, Harry Maguire, Lisandro Martinez, Luke Shaw, Aaron Wan-Bissaka, Eric Bailly, Alex Telles, Tyrell Malacia

Khadka dhexe: Fred, Christian Eriksen, Bruno Fernandes, Scott McTominay, Donny van de Beek

Weerarka: Cristiano Ronaldo, Marcus Rashford, Jadon Sancho, Anthony Martial, Anthony Elanga

  1. Atletico Madrid

Goolhayeyaal: Jan Oblak

Difaaca: Jose Maria Gimenez, Mario Hermoso, Stefan Savic, Renan Lodi

Khadka dhexe: Geoffrey Kondogbia, Alex Witsel, Rodrigo de Paul, Saul Niguez, Koke, Marcos Llorente, Thomas Lemar, Yannick Carrasco

Weerarka: Joao Felix, Angel Correa, Antoine Griezmann, Alvaro Morata, Matheus Cunha

  1. Chelsea

Goolhayeyaals: Edouard Mendy, Kepa Arrizabalaga

Difaaca: Reece James, Thiago Silva, Kalidou Koulibaly, Ben Chilwell, Marcos Alonso, Cesar Azpilicueta

Khadka dhexe: N’Golo Kante, Mateo Kovacic, Jorginho, Mason Mount, Hakim Ziyech, Ruben Loftus-Cheek, Conor Gallagher

Weerarka: Raheem Sterling, Kai Havertz, Timo Werner, Christian Pulisic

  1. Tottenham

Goolhayeyaal: Hugo Lloris

Difaaca: Djed Spence, Jan Vertonghen, Clement Lenglet, Davinson Sanchez, Sergio Reguilon, Matt Doherty

Khadka dhexe: Pierre-Emile Hojbjerg, Yves Bissouma, Tanguy Ndombele, Rodrigo Bentancur, Giovanni Lo Celso, Ivan Perisic

Weerarka: Harry Kane, Heung-Min Son, Richarlison, Dejan Kulusevski, Lucas Moura

  1. Barcelona

Goolhayeyaals: Marc-Andre ter Stegen, Neto

Difaaca: Gerard Pique, Roland Araujo, Andreas Christensen, Eric Garcia, Jordi Alba, Samuel Umtiti, Sergino Dest.

Khadka dhexe: Frenkie de Jong, Pedri, Gavi, Sergio Busquets, Franck Kessie, Nico Gonzalez, Sergi Roberto

Weerarka: Robert Lewandowski, Ansu Fati, Pierre-Emerick Aubameyang, Ousmane Dembele, Raphinha, Memphis Depay, Ferran Torres

  1. Bayern Munich

Goolhayeyaal: Manuel Neuer

Difaaca: Benjamin Pavard, Dayot Upamecano, Alphonso Davies, Matthijs de Ligt, Lucas Hernandez

Khadka dhexe: Joshua Kimmich, Leon Goretzka, Ryan Gravenberch, Marcel Sabitzer

Weerarka: Sadio Mane, Thomas Muller, Serge Gnabry, Leroy Sane, Jamal Musiala, Kingsley Coman

  1. Real Madrid

Goolhayeyaal: Thibaut Courtois

Difaaca: Dani Carvajal, Nacho Fernandez, Eder Militao, David Alaba, Antonio Rudiger, Ferland Mendy

Khadka dhexe: Casemiro, Eduardo Camavinga, Toni Kroos, Luka Modric, Federico Valverde, Aurélien Tchouaméni, Lucas Vasquez

Weerarka: Karim Benzema, Rodrygo, Vinicius Junior, Eden Hazard, Marco Asensio

  1. Liverpool

Goolhayeyaal: Alisson Becker

Difaaca: Trent Alexander-Arnold, Joel Matip, Virgil van Dijk, Andy Robertson, Ibrahima Konate, Joe Gomez, Kostas Tsimikas, Calvin Ramsay

Khadka dhexe: Fabinho Tavares, Jordan Henderson, Thiago Alcantara, Harvey Elliott, Naby Keita, Curtis Jones, Fabio Carvalho

Weerarka: Mohamed Salah, Darwin Nunez, Luis Diaz, Diogo Jota, Roberto Firmino

2.Paris Saint-Germain

Goolhayeyaals: Gianluigi Donnarumma, Keylor Navas

Difaaca: Sergio Ramos, Achraf Hakimi, Marquinhos, Presnel Kimpembe, Nuno Mendez, Lavyin Kurzawa

Khadka dhexe: Marco Verratti, Rafinha, Giorginio Wijnaldum, Ander Herrera, Julian Draxler, Idrissa Gueye

Weerarka: Kylian Mbappe, Neymar, Lionel Messi, Mauro Icardi, Hugo Ekitike

  1. Manchester City

Goolhayeyaal: Ederson Morales

Difaaca: Kyle Walker, Ruben Dias, Aymeric Laporte, John Stones, Joao Cancelo, Nathan Ake

Khadka dhexe: Rodrigo, Kalvin Phillips, Ilkay Gundogan, Phil Foden, Bernardo Silva, Kevin De Bruyne, Jack Grealish

Weerarka: Erling Haaland, Riyad Mahrez, Julian Alvarez

Leave a Reply